Taliban oo cambaareysey qaraxyadii Kabul & Wararkii ugu dambeeyey (Sawirro)

Afhayeen u hadlay kooxda Taliban ayaa cambaareeyay qaraxyadii mataanaha ahaa ee ka dhacay bannaanka garoonka diyaaradaha Kabul, isagoo sheegay in goobta ay wax ka dhaceen ay tahay meel ay maamulaan militariga Mareykanka. “Xukunka Islaamiga ah waxa uu si adag u cambaareynayaa qaraxyada lagu beegsaday dadka shacabka ah ee ku sugnaa garoonka diyaaradaha Kabul,” ayuu Twitter-ka … Continue reading Taliban oo cambaareysey qaraxyadii Kabul & Wararkii ugu dambeeyey (Sawirro)